Connect with us

somalilandtoday.com

Qabiilada Aay Ka Soo Jeedaan Xilalkii Maanta Magacaabay Muuse Biixi

News

Qabiilada Aay Ka Soo Jeedaan Xilalkii Maanta Magacaabay Muuse Biixi

Qabiilada Aay Ka Soo Jeedaan Xilalkii Maanta Magacaabay Muuse Biixi

Hadda Ogow Xilal Maanta Madaxweyne Biixi magacaabay & QABIILADA ay kasoo jeedaan xubnahan cusub.

1 Maxamed Cilmi Ahmed Maxamuud Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex. SAMAROON

2. Maxamed Diiriye Xayd Nuur  Guddoomiyaha Gobolka Daad-madheedh. REER XUSEEN HABAR-YOONIS

3 Maxamed Cilmi Xuseen Axmed  Guddoomiyaha Gobolka Sanaag. BICIIDE – HABARJECLO

4. Axmed Yaasiin Maxamed Faarax Guddoomiyaha Gobolka Hawd. CIISE

5. Maxamed Cabdillaahi Ibraahim Xujaale Guddoomiyaha Gobolka Togdheer. CIMRAAN – HABARJECLO

6. Mukhtaar Cabdi Quule Maxamuud Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe. HABAR AWAL – SACAD MUUSE

7. Siciid Shugri Xuseen Cali  Guddoomiyaha Guddida Maamulka Hay’adda Dekedaha iyo Free Zone. SACAD MUUSE – HABAR-AWAL

8. Axmed Xaaji Daahir Cilmi Ducaale Xubin Guddida Maamulka Sare ee DP World Berbera. SAMAROON

9. Jaamac Xaaji Axmed Cabdi Muuse Xubin Komishanka Xuquuqal Insaanka Qaranka. HABARJECLO – AXMED FAARAX

ISAAQ – 7

SAMAROON – 2

CIISE – 1

DHULBAHANTE – 0

WARSANGELI – 0

GABOOYE – 0

HAWIYE F-SH – 0

F.G Kama dhigna qabyaalad ee waxay ka turjumaysaa si fudud inaad ku ogaato metelaada deegaankaagu ka helay xilalkan cusub ee Madaxweynuhu magacaabay.

Mohamed Yusuf Bakayle.

More in News

To Top