Connect with us

somalilandtoday.com

BOORAMA: 8 Mas’uul Oo Loo Xidhay Inay Inay Ka Gaabiyeen Qaban-qaabada Soo Dhawaynta Madaxwayne Biixi Ee Boorama

focus

(SLT-Hargeysa)-Gobolka Awdal Maxamed Axmed Caalim Tiimbaro ayaa xabsiga u taxaabay  8 Ka mid ah Isuduweyaasha Wasaradaha Laamaha Dawlada Gobolka Awdal.

Guddoomiye Maxamed Axmed Caalim Tiimbaro ayaa isuduwayaashani ku eedeeyay inay ka gaabiyeen qaban qaabada soo dhawaynta Madaxwayne Biixi Oo Boorama Ka socota.

Isuduwayasha Ayaa Kala Ah

1. Gudd Waxbarashadda

2. Isu duwaha Deegaanka

3. Isu duwaha Gaadiidka

4. Isu duwaha Warfaafinta

5. Isu duwaha Qorshaynta

6. Isu duwaha Macdanta

7. Isu duwaha Qaxootiga iyo barakacayaasha

8. Isu duwaha Qoyska iyo Arrimaha Bulshadda

Sida ay kusoo warramayaan Warbaahinta Gobolka Awdal oo Somalilandtoday ay warkan ka soo xigatay.

More in focus

To Top