Connect with us

somalilandtoday.com

Cabdillaahi Cukuse Oo la Sheegay In Uu Biixi Xil ku diiday

focus

Cabdillaahi Cukuse Oo la Sheegay In Uu Biixi Xil ku diiday

Cabdillaahi Cukuse Oo la Sheegay In Uu Biixi Xil ku diiday

La’taliyaha Madaxwaynaha Somaliland Ee Arimaha Doorashooyinka Cabdilaahi Maxamed Daahir ” Cukuse ” Ayaa la’ sheegay inuu ka Cudur-daartay in xil kale loo magacaabo,

Cukuse ayaa la’ filayay inuu safka hore kaga jiro Isku-shaandhayntii dhawaan Madaxwaynuhu soo saaray

ILaa hadda ma cadda sababta Arintaasi keentay ,

Balse Cukuse, oo dhankiisa aan isku-dayay inaan arintani wax ka waydiiyo ayaanay ii suurto-galin,

Badri Kozar

More in focus

To Top