Connect with us

somalilandtoday.com

Guddoomiye Cirro Oo Maanta Kulan Hadhimo Sharafeed Ah U Sameeyey Guddida Qaban Qaabada Shirweynaha Xisbiga WADDANI

focus

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta kulan hadhimo sharafeed ah u sameeyey Guddida qaban qaabada Shirweynaha Xisbiga ee muddaysan in uu qabsoomo 30-ka iyo 31-ka bisha October 2021.

Kulankan oo isugu jiray is xogwareysi iyo dardaaran waxa uu Guddoomiyaha iyo Hoggaanka sare Xisbiguba siiyeen guddida talada iyo tilmaamaha ku aaddan hawlaha loo igmaday ee agaasinka Shirweynaha iyo sidii ay hawlahooda si habsami ah ugu dardargelin lahaayeen.

Guddoomiyaha waxa kulanka ku wehelinayay Xubnaha sare ee Hoggaanka Xisbiga oo dhammaantood Guddida qaban qaabada shirweynaha kula dardaarmay in ay si xilkasnimo iyo hufnaan leh u gutaan hawsha Xisbigu u igmaday.

More in focus

To Top