Connect with us

somalilandtoday.com

Wefti Ka Socda Itoobiya Oo Hargeysa Soo Gaadhay

focus

Wefti Ka Socda Itoobiya Oo Hargeysa Soo Gaadhay

Wefti Ka Socda Itoobiya Oo Hargeysa Soo Gaadhay

(SLT-Hargeysa)-Wefti uu hoggaaminayo Wasiirru dawlaha Arrimaha siyaasadda ee Wasaaradda Arrimha dibadda Itoobiya Mr Ridwaan Xuseen ayaa soo gaadhay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland.

Waxa weftiga madaarka ku soo dhaweeyay wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Somaliland Mudane Liibaan Yuusuf Cismaan ahna ku simaha wasiirka arrimaha dibadda.

Weftigan ayaa imanaya xilli maalmihii u dambeeyay mucaaradku ku dhalliilay madaxweyne Biixi in xilli gobolka isbedel weyni ka socdo Somaliland tahay bilaa wasiir arrimo dibadeed islamarkaana aanay saamayn ku lahayn arrimaha gobolka ka socda.

More in focus

To Top