Connect with us

somalilandtoday.com

Maayirka Hargeysa Oo Shaqaalaysiiyay Wiil Yar Oo Khashin Dooxa Kaga Gurayay Dameer Uu Leeyahay

focus

Maayirka Hargeysa Oo Shaqaalaysiiyay Wiil Yar Oo Khashin Dooxa Kaga Gurayay Dameer Uu Leeyahay

Maayirka Hargeysa Oo Shaqaalaysiiyay Wiil Yar Oo Khashin Dooxa Kaga Gurayay Dameer Uu Leeyahay

Kadib markaanu aragnay Dadaalka iyo Wadan jacaylka ka muuqda Abokor waxaanu u qaadanay shaqaale ka mid ah Dawladda Hoose ee Hargaysa gaar ahaan waaxda ilaalada Dooxa iyo ka warhaynta Bilicda Dooxa Hargaysa.

Abokor waxa uu si wayn uga qayb qaatay isaga iyo Gaadhi Dameerkiisa Ololihii Qashinka lagaga gurayay Dooxa wayn ee Caasimadda Hargaysa.

Waaxda warbaahinta Dawladda Hoose Ee Hargaysa

More in focus

To Top