Connect with us

somalilandtoday.com

”Sharcigaan La Tiigsan Doonnaa Cabdimaalik Muuse Coldoon….” Waalidiinta Ardayda Jaamacada Barwaaqo

focus

”Sharcigaan La Tiigsan Doonnaa Cabdimaalik Muuse Coldoon….” Waalidiinta Ardayda Jaamacada Barwaaqo

”Sharcigaan La Tiigsan Doonnaa Cabdimaalik Muuse Coldoon….” Waalidiinta Ardayda Jaamacada Barwaaqo

(SLT-Hargeysa)-Ardayda wax ka barata jaamacadda Barwaaqo ee ka tirsan Shabakada Abaarso iyo waalidiintooda, ayaa waxba kama jiraan ku tilmamay eedaha looso jeedinayo maamulaha jaamacadda Barwaaqo Joy Isa, oo looga shakiyay in ay diinta Masiixiga ku faafiso gudaha jaamacadda.

Ardayda iyo waalidiinta ayaa dadka faafinaya wararka ka dhan ka ah marwo Isa ku eedeeyay in ay dano kale leeyihiin, isla markaana ay u jeedadoodu tahay in ay wax yeeleeyaan horumarka Somaliland.

Waalidiinta ayaa ku adkaystay in ay maxkamad la tiigsan doonaan Cabdimaalik Muuse Coldoon, oo isagu sheegay in Joy Isa ay diinta Masiixiga ku faafinayso jaamacadda dhexdeeda, waxayna ku eedeeyeen in Coldoon uu sharafta caruurtooda meel kaga dhacay, Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top