Connect with us

somalilandtoday.com

Cabdimaalik Coldoon Oo Hadda La Xidhay

focus

Cabdimaalik Coldoon Oo Hadda La Xidhay

Cabdimaalik Coldoon Oo Hadda La Xidhay

(SLT-Hargeysa)-Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon ayaa hadda xabsiga loo taxaabay isagoo ku sugnaa goobtiisii shaqo.

Ilaa hadda laamaha ammaanku kama hadal sababta xadhigiisa, balse maalmahan waxa uu baraha bulshada ku faafinayay muuqaalo iyo qoraalo uu ku dhaleecaynayo xarunta dhaqanka ee Hargeysa, sidoo kale xusid mudan in uu maalin dhawayd duubay muuqaal uu ugu jawaabay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Halkan hoose ka DAAWO qaabka loo xidhay Coldoon

More in focus

To Top