Connect with us

somalilandtoday.com

Xidhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiillada Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Kulan Albaabadu U Xidhan Yahay Ka Yeeshay Xadhiga Sheekh Maxamed Ismaaciil

focus

(SLT-Hargeysa)-Xidhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa kulan Albaabadu u xidhan yihiin la qaatay wasiirka arimaha gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed.

Waxaanay xildhibaanadu wasiirka wax ka waydiiyeen xaaladda Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil oo dhawaan la xidhay .

Xildhibaanada ayaa kala ahaa ..

1. Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun

2. Xildhibaan Maxamed Abiib

3. Xildhibaan Saleebaan dheer

4.Xildhibaan Xuseen .

5.Xildhibaan Qaasim Saleebaan.

6.  Xildhibaan Nuur Guuleed.

Wixii warar ah ee kasoo kordha lasoco.

More in focus

To Top