Connect with us

somalilandtoday.com

Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Saaka Booqasho Ku Tagay Xarunta Dhaqanka Ee Hargeysa.

focus

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaano ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland ayaa saaka kormeer ku tagay Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa.

Dr. Jaamac Muuse Jaamac, maamulaha guud ee xarunta ayaa xildhibaanada mid mid ugu sharraxay qaybaha ay ka koobantahay xaruntu iyo waliba shaqooyinka ay qabato.

More in focus

To Top