Connect with us

somalilandtoday.com

Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Faratoon Uu Is Casilayo

focus

Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Faratoon Uu Is Casilayo

Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Faratoon Uu Is Casilayo

(SLT-Hargeysa)-Afhayeenka xisbiga KULMIYE Cabdinaasir Buuni ayaa jawaab ka bixiyay warwar ku aaddan inuu is casilayo Xil. Faratoon oo xisbigaasi uga soo baxay gobolka Sool.

War shalay ku soo baxay Wargeyska Waaberi ayaa lagu sheegay in Xildhibaan Faratoon tashi badan ka dib qorshaynayo in uu iskaga tago xilka Golaha Wakiillada oo aanu xiiso u hayn xildhibaannimo maaddaama oo uu hore uga soo mid noqday Golahan laakiin Afhayeenka KULMIYE ayaa arrintaasi si dhakhso ah uga falceliyay

Afhayeenka ayaaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku yidhi sida tan

“السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

Aniga oo tixraacaya wargayska waaberi cadadkisii 116aad arbaca .11 August. 04 muxarram 1443 .3000kun

Ciwaana loga dhigay madhabaa in Mudane yasiin xaaji maxamuud faratoon latashi badan kadib u is casilayo

Hadaba waxa aan guud ahaanba waxaba kajirin warkaa been abuurka ah

Mudane yasiin xaaji maxamuud faratoon waa astaan qaran oo ka dhex ifaya Golaha wakiilada ee cusub.”

More in focus

To Top