Connect with us

somalilandtoday.com

Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo u ambabaxay Kenya

focus

Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo u ambabaxay Kenya

Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo u ambabaxay Kenya

Wafti uu hogaaminayo Raysal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa u ambabaxay dalka Kenya kadib markii uu casuumaad ka helay madaxda dalkaas.

Arrintan ayaa ka dambeysay xilli Soomaaliya ay booqasho ku joogtay wasiirka arrimaha dibadda Kenya Raychelle Omamo oo la kulantay mas’uuliyiinta dowladda oo ay ka wadahadleen xoojinta xidhiidhka diblumaasiyadeed ee labada dal iyo arrimo kale.

More in focus

To Top