Connect with us

somalilandtoday.com

Golaha Wakiillada Cusub Oo Saaka Yeeshay Kal-fadhigoodii Koowaad

focus

Golaha Wakiillada Cusub Oo Saaka Yeeshay Kal-fadhigoodii Koowaad

Golaha Wakiillada Cusub Oo Saaka Yeeshay Kal-fadhigoodii Koowaad

Golaha wakiilada Somaliland ayaa saaka yeeshay kal-fadhigoodii koowaad , waxaana fadhigan saaka shir gudoominaayey gudoomiyaha Golahaasi Xil Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo ay hareero fadhiyaan labadiisa gudoomiye ku xigeen.

Fadhigan saaka ayaa ahaa mid goluhu uu ku dooranaayey guddi xildhibaano ah oo ka soo shaqeysa sameynta xeer hoosaadka golahaasi yeelan doono.

Sidoo kale, bilowgii fadhigan waxaa khudbad is lab xaadhasho iyo dardaaran ah xildhibaanada u jeediyey gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Xildhibaan Cabdirisaaq Khaliif Axmed

More in focus

To Top