Connect with us

somalilandtoday.com

Dagaal Dad Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Gobolka Sool

focus

Dagaal Dad Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Gobolka Sool

Dagaal Dad Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Gobolka Sool

(SLT-Laascaanood)- 5 qof ayaa illaa hada la sheegayaa in ay ku dhinteen halka tiro 10 ku dhow ay dhaawacmeen ka dib markii laba beelood dagaal ku dhex maray meel u dhow ceelka Sanga-jebiye oo ka tirsan degaanka Boocame  ee gobolka Sool.

Xiisadan ayaa sida la sheegay inay ka bilaabmay degaamayn dhul cusub.

Si dhab ah looma xaqiijin karo khasaaraha dhabta ah ee goobta ka dhacay iyadoo aanay jirin isgaadhsiin goobta ka shaqaynaysa.

More in focus

To Top