Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweyne Biixi, Oo Kulan La Qaatay Amb. Nicolás Berlanga

focus

Madaxweyne Biixi, Oo Kulan La Qaatay Amb. Nicolás Berlanga

Madaxweyne Biixi, Oo Kulan La Qaatay Amb. Nicolás Berlanga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan Sagootin Ah La Yeeshay Safiirka Midowga Yurub Amb. Nicolás Berlanga.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan sagootin ah la yeeshay safiirka midawga yurub Amb. Nicolás Berlanga oo Somaliland ku jooga safarkiisi shaqo ee ugu danbeeyey.

.

More in focus

To Top