Connect with us

somalilandtoday.com

Garoonka Diyaaradaha Addis Ababa Oo La Xidhay

focus

Garoonka Diyaaradaha Addis Ababa Oo La Xidhay

Garoonka Diyaaradaha Addis Ababa Oo La Xidhay

Itoobiya waxaa ay hakad galisay Duulimaadyadii Garoonka Addis Ababa.

Cimilada Addis Ababa oo xun awgeed waxay Shirkada Diyaaradaha Itoobiya ay hakisey duulimaadyadii Garoonka Bole International Airport.

Dhamaan duulimaadyadii waxaa loo weeciyay garoonada ku dhaw.

Sidoo kale duulimaadyo badan oo Ethiopian Airlines ah ayaa ka dagay Garoonada Diyaaradaha ee Jabuuti iyo Khartuun.

More in focus

To Top