Connect with us

somalilandtoday.com

Muwaadin Loo Xidhay In Uu Fashiliyay Guri Sirdoonka Somaliland Ku Leeyihiin Hargeysa Maanta Xorriyadiisii Dib U Helay.

focus

(SLT-Hargeysa)-Aadan Xuseen Xaashi, oo Hargeysa lagu xidhay 8/3/2021 ayaa maanta xorriyadiisii dib u helay.

Aadan Xaashi, ayaa lagu eedeeyay in uu fashiliyay Guri Sirdoonka Somaliland ku leeyihiin Koonfurta Hargeysa. Garyaqaan Jamaal Maandeela, oo ah Qareenka u doodayay ayaa sheegay in wax dambi ah lagu waayay Xaashi.a

Maxkamadda Milatariga Somaliland ayaa maanta xorriyaddiisa dib ugu celisay muwaadinkan muddo 4 bilood ah xidhnaa

More in focus

To Top