Connect with us

somalilandtoday.com

Cali Guray Oo Ka Hadlay Booqashada Guriga Siilanyo Ku Tageen Labada Xildhibaan Ee Ku Loolamaya Kursiga Guddoomiyaha Golaha Wakiilada

focus

Cajiib! Kursigii Gudoomiyaha Wakiiladu ma odaygii Axmed oo siyaasad meel iska dhigay sidii uu xilka uga degayba agtiisana ma laga baadhbaadhayaa? Hadii ay sidaa tahay waa salaan aan niyo ahayn ee muraad ah. Kursiga waxa haya codka 82ka Xildhibaan ee la soo doortay labadooda hadba kii hela aqlabiyad 42 cod ama ka badan ah ayuun baa ku fadhiisan doona hadii Allah yidhaa ee yaan meelo kale wakhti la iskaga lumin.

More in focus

To Top