Connect with us

somalilandtoday.com

Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Hargeysa Iyo Berbera Dhexdooda

focus

Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Hargeysa Iyo Berbera Dhexdooda

Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Hargeysa Iyo Berbera Dhexdooda

Wararka ay helayso shabakadda Somalilandtoday ayaa sheegaya in Afar qof ay ku dhaawacmeen shil gaadhi oo ka dhacay meel aan ka fogeyn tuullada Xamaas oo Hargeysa iyo Berbera u dhaxaysa, dhaawaca qaarkood ayaa la sheegay in uu culus yahay.

More in focus

To Top