Connect with us

somalilandtoday.com

Shil Khasaare Badan Dhaliyay Oo Ka Dhacay Dulleedka Beri Ee Magaalada Hargeysa

focus

Shil Khasaare Badan Dhaliyay Oo Ka Dhacay Dulleedka Beri Ee Magaalada Hargeysa

Shil Khasaare Badan Dhaliyay Oo Ka Dhacay Dulleedka Beri Ee Magaalada Hargeysa

(SLT-Hargeysa)-Shil khasaare badan dhaliyay ayaa ka dhacay dulleedka Beri ee Magaalada Hargeysa

Shilka ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen laba gaadhi dad shacab ahi ay saarnaayeen, waxaana ka dhashay Khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac, oo soo gaadhay dadkii Rakaabka ahaa e Saarnaa labada gaadhi ee isku dhacay.

Wararka aan helayno ayaa sheegaya in shilkaasi ay ku dhinten Seddex qof, halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen, kuwaasi oo xaaladdooda caafimaad laga dayrimayo, waxaana la sheegay in Gurmad loo sameeyay dadkaasi shilka qabsaday.

More in focus

To Top