Connect with us

somalilandtoday.com

“Aragtidayda Iscasilaada Gudoomiye Saleebaan, Aniga Aragtidayda Maxamed Kaahin Uma Socdo Kursiga Guurtida…” Boqor Buurmadow

focus

“Aragtidayda Iscasilaada Gudoomiye Saleebaan, Aniga Aragtidayda Maxamed Kaahin Uma Socdo Kursiga Guurtida…” Boqor Buurmadow

“Aragtidayda Iscasilaada Gudoomiye Saleebaan, Aniga Aragtidayda Maxamed Kaahin Uma Socdo Kursiga Guurtida…” Boqor Buurmadow

Aragtidayda Iscasilaada Gudoomiye Saleebaan

 Maxamuud Aadan iyo mala awaalka sheegaya

In kursigaas uu qabanayo maxamed kaahin

Waa hubaal in gudoomiye saleebaan

Banaynayo kursiga gudoomiyaha iyo xubinimadaba  hadaba

Wasiir maxamed kaahin mayahay nin  usocda

Kursigaas  aniga aragtidayda maxamed kaahin

Uma socdo kursiga guurtida

Wuuna garankarayaa inay arintaasi tahay

Masaafurin siyaasadeed sababahan awgood

1..golaha guurtida wakhtigiisi waa gebagebo

2 golaha gebigiisaba wuu kuyar yahay

Dad xul ah oomajooratigoodu waxay kuyimaadeen. Dhaxal

3 maxamed kaahin ogaalkay uma diyaar ah

Inuu cidleeyo damaca uukaleeyahay xisbiga

Kulmiye iyo hogaanka dalka

               Hadaba waan hubaa sheekadani inaanay ka iman wasiir kaahin

Waxaan aaminsanahay inay buunbuuniyeen

Debed joog siyaasadeed. Oo rajaynaya

Hadiiba kaahin baneeyo inay qub kuyeelandoon jagada wasiirnimo ama xisbiga

Waxaa kale oo dhicikarta inay tahay yoolbaadh

Kayimi madaxtooyada oo kuladhiiran wayday

Mr kaahin  jeclaanlahayd  hadii maxamed uriyaaqo  arin u eg meel aan rabay roob maygu eryey

Waana masaafuris siyaasadeed oo ay madaxtooyadu uurka karabto afkana soomarila

Anigu waxaan leeyahay qudhaanjo kuquuso

Wasiirku halkaa umasocdo

Aniga rayigayga waxayba ilatahay odayga warsangeli ee ku xigeenka ah aynu ku xurmayno maadaama beelaha warsangeli

Kamaqanyihiin baarlamankii ladoortay

… Allaa mahadle

Waxa Qoray Boqor Buurmadow

More in focus

To Top