Connect with us

somalilandtoday.com

Maayarka Iyo Ku Xigeenka Oodweyne Oo La Doortay

focus

Maayarka Iyo Ku Xigeenka Oodweyne Oo La Doortay

Maayarka Iyo Ku Xigeenka Oodweyne Oo La Doortay

(SLT-Oodweyne)-Xubnaha Golaha deegaanka ee degmada Oodweyne ee xarunta Gobolka Daadmadheedh ayaa maayarka degmada u doortay Mudane Ibraahim Qasaal Rooble oo Xisbiga WADDANI ka soo baxay, halka maayar ku xigeenka loo doortay Mudane Maxamuud Macallin oo xisbiga UCID ka soo baxay.

Doorashadan oo muddo ay ku loolamayeen Xukumadda Kulmiye iyo isbahaysiga mucaaradka ayaa hadda ay ku guulaysteen xubnaha mucaaradka ka soo baxay oo iska dhex doortay maayarka iyo maayar xigeenka degmada.

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top