Connect with us

somalilandtoday.com

Khadiija Ahmed Oo Loo Doortay Maayarka Magaalada Buuhoodle

focus

Khadiija Ahmed Oo Loo Doortay Maayarka Magaalada Buuhoodle

Khadiija Ahmed Oo Loo Doortay Maayarka Magaalada Buuhoodle

(SLT-Hargeysa)-Xubnaha golaha deegaanka cusub magaalada Buuhoodle ayaa maanta doortay maayir iyo maayir ku-xigeen.

Khadiija Ahmed oo kasoo baxday Xisbiga Kulmiye ayaa loo doortay Maayarka Magaalada Buuhoodle ee Somaliland.

Mustafe Cabdi Ayaanle oo ka soo baxay xisbiga WADDANI ayaa loo doortay maayir ku-xigeenka magaalada Buuhoodle.

Doorashada Khadiija, ee Maayirnimada ayaa ka dhacday degmada Widh-widh ee gobolka Buuhoodle.


Inkasta oo magaalada ay Maayirka ka noqonayso ee Buuhoodle aanay ka dhicin Doorashada Somaliland ee Wakiillada iyo Deegaanka ayaa haddana deegaamo kale oo gobolka ka tirsan sida Widh-Widh ay ka dhacday Doorashada Somaliland.

More in focus

To Top