focus

Wasiirka Wasaraadda Arrimaha Gudaha Oo Kullan La Qaatay Maayirka Cusub Iyo Maayirkii Hore Ee Caasimadda Hargeysa

Published on

(SLT-Hargeysa)-)-Wasiirka Wasaraadda Arrimaha Gudaha JSL Mudane,Maxamed kaahin Axmed,ayaa kullan la qaatay Maayirka cusub iyo Maayirkii  hore ee Caasimadda Hargeysa, kullan kan waxa ku wehelinayay Xoghayaha Dawlada hoose Hargaisa iyo Taliyaha  Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland.

Copyright © 2020 Somaliland Today.