Connect with us

somalilandtoday.com

Maayar Iyo Maayar Ku-Xigeen Cusub Loo Doortay Magaalada Laascaanood Iyo Xisbiyada Ay Ka Soo Baxeen

focus

Maayar Iyo Maayar Ku-Xigeen Cusub Loo Doortay Magaalada Laascaanood Iyo Xisbiyada Ay Ka Soo Baxeen

Maayar Iyo Maayar Ku-Xigeen Cusub Loo Doortay Magaalada Laascaanood Iyo Xisbiyada Ay Ka Soo Baxeen

(SLT-Laascaanood)-Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee degmada Laascaanood oo saaka yeeshay kalfadhigoodii u horeeyay ayaa maayarka Laascaanood u doortay Cabdiraxiin Cali Ismaaciil (Qase) oo Xisbiga WADDANI ka soo baxay, halka ay maayar ku xigeenka u doorteen Axmed Maxamed Cumar (Kowte) oo ka soo baxay Xisbiga UCID.

More in focus

To Top