Connect with us

somalilandtoday.com

Maayar Iyo Maayar Ku-Xigeen Cusub Loo Doortay Magaalada BURCO Iyo Xisbiyada Ay Ka Soo Baxeen

focus

(SLT-Burco)-Golaha Deegaanka cusub ee Burco ayaa  maanta si rasmiya Maayir ugu doortay Cabdirisaaq Herro halka ku-xigeenna ay u doorteen Mukhtaar Baaryare.

Labada xubnoodba xisbiga UCID ayay ka soo baxeen.

More in focus

To Top