Connect with us

somalilandtoday.com

“Hogaamiye Hersi Ali Haaji Hassan Waxa Uu Ku Guulaystay In Burco Oo Midaysan Mayorkii Iyo Mayor Ku Xigeenkii Ba Mucaaridku Wada Qaato…” Mubaarik Bidhi

focus

(SLT-Hargeysa)-Mubaarik Yuusuf Cilmi (Bidhi) oo ka mid ah Xildhibaannada wakhtigoodu dhammaaday ee magaalada Burco ayaa hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ku ammaanay in guul taariikhi ah ka soo hooyay doorashada maayirka iyo maayir ku-xigeenka magaalada Burco.

Mubaarik Yuusuf Cilmi (Bidhi) ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa facebook oo ay Somalilandtoday ka soo xigatay waxa uu dhignaa sida tan:

Hogaamiye Hersi Ali Haaji  Hassan waxa uu ku guulaystay in Burco oo midaysan Mayorkii iyo Mayor ku xigeenkii ba mucaaridku wada qaato.

 Gudoomiyaha Degmada Burco Abdirisaq Heero iyo Gudoomiyekuxigeenka Degmada Burco Mukhtar Baryaare ka soo baxay Xisbiga Ucid.

Waxan hanbalyaynaya Xildhibaan Suldaan Nuux oo tanaasulay shalay wada hadalnay ii sheegay inu danta Burco iyo midnimada iyo wada jirka shacabka burco u tanasuulayo  Guul ayan u rajeynaya .

Mubaarik Yuusuf(Bidhi)

More in focus

To Top