Connect with us

somalilandtoday.com

Mayarka Iyo Maayir Ku-xigeenka Magaalada Gabilay Oo Saaka La Doortay

focus

Mayarka Iyo Maayir Ku-xigeenka Magaalada Gabilay Oo Saaka La Doortay

Mayarka Iyo Maayir Ku-xigeenka Magaalada Gabilay Oo Saaka La Doortay

(SLT-Hargeysa)-Mayarka iyo maayir ku-xigeenka Magaalada Gabilay ayaa saaka la doortay.

Maayirka Magaalada Gabilay ayaa waxa loo doortay mar kale Maxamed Aamiin Cumar Cabdi oo ka soo baxay xisbiga KULMIYE, halka ku-xigeenkiisana loo doortay Dr. Cabdillaahi Ismaaciil oo isagu ku cusub Golaha.

More in focus

To Top