Connect with us

somalilandtoday.com

Magacyada Maayaradii Soo Maray Hargaysa Iyo Beelahooda.

focus

Magacyada Maayaradii Soo Maray Hargaysa Iyo Beelahooda.

Magacyada Maayaradii Soo Maray Hargaysa Iyo Beelahooda.

Magaca                                                   Muddad                                Beesha

Aadan Cumar Fure (Aadan Xaniid)…….1950 ilaa 1959……Sacad Muuse/Cabdalle sacad

Ismaaciil Cobali……1959 ilaa 1962……Ciidagale/Reer Liibaan

Maxamuud Xaaji Axmed………………1962 ilaa 1967…..Ciidagale/Reer Muuse

Axmed Ibraahim Guunj….1967 ilaa 1968…….Isaxaaq/ Cabdalle Isaxaaq

Axmed xaashi Dhuule….1968 ilaa 1969……..Ciidagale/Reer Guuleed

Axmed Jimcaale…..Apr 1969 ilaa Oc 1969..Sacad Muuse/ Reer Axmed

Maxamed Case………1971 ilaa 1972………H/Jeclo/ Muuse Abokor

Maxamuud Shirwac Diiriye…………1972 ilaa 1973………Sacad Muuse/Jibriil Abokor

Kaptan Shariif…………1974 ilaa 1975…….Hawiye/Xawaadle

Cumar Salaad Cilmi………1975 ilaa 1977…….Hawiye/Habar Gidar

Jaamac Geele Nuur….1980 ilaa 1982…..H/Yoonis/Muuse Carre

Xaashi Muuse Xuseen……1982 ilaa 1987….Sacad Muuse/Reer Samatar

Ibraahin  Sh.C/raxmaan X.  Xuseen…1987 ilaa 1988…Sacad Muuse/Reer Cabane

Barre Nuux Xaaji C/laahi…….1991 ilaa 1992..Sacad Muuse/Rer Cabane

Cumar Boobe……1992 ilaa 1993..Sacad Muuse/Bah Gobo

Maxamed Xaashi Cilmi……….1994 ilaa 1996..Sacad Muuse/Reer Gadiid

Muuse Maxamed Yuusuf……1996 ilaa 1997..Arab/Subeer Celi

Cali Xasan Maxamuud (Cali Asad)……1997 ilaa 1999…Sacad Muuse/Reer Axmed

C/raxmaan Ismaaciil Cadami………1999 ilaa 2000..Sacad Muuse/Reer Axmed

Cawl Cilmi Cabdalle…2000 ilaa 2002..Isaxaaq/Qaasim

Axmed Maxamed Maxamuud (Axmed Dheere)…..July 2002 ilaa Feb 2003..Cabdalle Isaxaaq.

Xuseen Maxamuud Jiciir…………2003 ilaa 2012…Ciidagale/Reer Iidle

Yuusuf Warsame Siciid……………Jan 2013 Ilaa April 2013…Sacad Muuse/Reer Axmed

C/raxmaan Caydiid Soltelco………….2013 ilaa  July 2021……..Sacad Muuse/Reer Gadiid

Cabdikariin Axmed Mooge………..filo dhawaan.

Cali cabdi coomay

Suxufi, qoraa ah.

Hargaysa, somaliland

calicoomay@gmail.com

           Tixraacyo:

British Administration office……Unpublished paper

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya (1970)……Kaydka

Xusuus qorkii Cawad Geele Cumar….1990

Yuusuf Gablaax Guray….goob-jooge..1950 ilaa 2013

W/Q: Cali Cabdi Coomay

More in focus

To Top