Connect with us

somalilandtoday.com

Maayarka Iyo Maayar Ku Xigeenka Degmada Caynaba Oo La Doortay

focus

Maayarka Iyo Maayar Ku Xigeenka Degmada Caynaba Oo La Doortay

Maayarka Iyo Maayar Ku Xigeenka Degmada Caynaba Oo La Doortay

(SLT-Caynaba)-Kalfadhi ay maanta yeesheen xubnaha golaha deegaanka degmada Caynaba ayaa lagu doortay maayir iyo maayir ku-xigeen cusub.

Xasan Yuusuf Aadan Samatar oo ka soo baxay xisbiga KULMIYE  waxaana uu helay 7 cod.

Maayir ku xigeenka degmada caynaba ayaa waxa loo doortay Cabdixaafid Ibraahin Libaax Salaax oo ka soo baxay xisbiga WADDANI  oo helay 7 cod.

More in focus

To Top