Connect with us

somalilandtoday.com

Maayarka Iyo Maayar Ku Xigeenka Ceerigaabo Oo La Doortay

focus

Maayarka Iyo Maayar Ku Xigeenka Ceerigaabo Oo La Doortay

Maayarka Iyo Maayar Ku Xigeenka Ceerigaabo Oo La Doortay

(SLT-Ceerigaabo)-Ismaaciil Xaaji Nuur, Maayarkii hore ee Magaalada Ceerigaabo ahna ninka ugu muddo xileedka weyn Maayarrada Dalka ayaa mar kale saaka shan sano oo dheeraad ah dib loogu doortay xilkaasi.

Fadhigii koowaad ee Golaha Deegaanka Ceerigaabo oo saaka qabsoomay ayaa dib loogu doortay Ismaaciil Xaaji Nuur oo ka soo baxay xisbiga WADDANI.

Halka sidoo kale ku xigeenka Maayarka loo doortay Cabdi Gaadhi-jiid oo kasoo baxay xisbiga Ucid.

More in focus

To Top