Connect with us

somalilandtoday.com

Golaha Deegaanka Ceerigaabo Oo Khilaafay Jadwalkii Uu Wasiirka Arimaha Guduhu U Dajiyey Wakhtiga La Dooranayo Maayirada.

focus

(SLT-Ceerigaabo)-Golaha deegaanka Degmada Ceerigaabo ayaa Khilaafay Jadwalkii uu wasiirka arimaha gudaha Somaliland u dajiyey xiliga rasmiga ah ee ay qabsoomayaan kalfadhiyada golayaasha deegaanka dalka ee lagu dooranayo maayirada degmooyinka.

Ceerigaabo ayaa loo asteeyey 19-June waxaanay fadhiisteen maanta oo ah 16.

Ma cadda ilaa hadda sababta arintan keentay wasaarda arimaa gudaha Somaliland-na kama hadal.

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top