Connect with us

somalilandtoday.com

Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Hargeysa Oo La Ansixisay

focus

Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Hargeysa Oo La Ansixisay

Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Hargeysa Oo La Ansixisay

(SLT-Hargeysa)-Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeexoo ayaa saaka  ansixisay 17 xubnaha ka ah golaha Deegaanka Degmada Hargeysa.

Waxaana la filayaa in  fadhigooda u horeeyey oo lagu dooran doono maayarka iyo ku xigeenka cusub uu qabsoomo maalinta   khamiista oo ku beegan 17 ka bishan.

More in focus

To Top