Connect with us

somalilandtoday.com

Odayaasha gobolka Sool Oo Taageeray Cabdirisaq Khaliif

focus

Odayaasha gobolka Sool Oo Taageeray Cabdirisaq Khaliif

Odayaasha gobolka Sool Oo Taageeray Cabdirisaq Khaliif

Qaar ka mid ah Odayaasha gobolka Sool ayaa sheegay in ay ku taageersan yihiin In uu ku metelo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland xildhibaan Cabdirisaq Khaliif ah .

Sidoo kale ,Odayaashan oo u Jawaabaya xildhibaano xisbiga Kulmiye ah, ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay Xildhibaan Qaasim oo ka soo baxay Xisbiga Wadani ee gobolka Sool ay ka saareen Liiska Xildhibaanada ku metelaya gobolka Sool.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in focus

To Top