Connect with us

somalilandtoday.com

KULMIYE Oo Diyaarinaya Qaabkii Loo Kala Jabin Lahaa Isbahaysiga Mucaaridka, Faysal Oo Ku Adkaysanaya In Maayirka Caasimadda La Siiyo Xisbigiisa Iyo Soltelco Oo Xidhiidh Hoose Samaynaya

focus

(SLT-Hargeysa)-Xisbiga KULMIYE ayaa xalay kulano hoose iskugu yeedhay kawaadirta Xisbiga oo uu Horeeyay Madaxweyne Biixi halkaasi oo ay ku diyaarinayaan qaabkii loo kala jabin lahaa isbahaysiga mucaaridka ee Waddani iyo Ucid

KULMIYE oo hore ugu hirgashay isbahaysiga Mucaaridka in ay ku qaybsadaan 16 sanno ka hor Xisbiga Ucid shirgudoonka Wakiiladda ayaa Hadda wadda in balanqaadayo waaweyn u samaynaaya xubnaha xildhibaanadda ee Xisbiyadda kale si shirgudoonka la saaro Wasiir Faratoon. Geesta kalena Mayirkii hore Caasimada Cabdiraxmaan Caydiid Soltelco ayaa xidhiidh hoose la samaynaaya xildhibaanadda Deeganka ee barriga Hargeysa iyo kuwa ay isku Deeganka yihiin iyadoo la filaayo ilaa bari ay is fahan la samaynaaya xildhibaanadaas.

Isbahaysiga Mucaaridka ayaa geestiisa kulamo joogto ah labadda galinba ku yeesha Hotel Ambassador taaso ilaa Hadda khilaaf xoogan iyo is afgaran waa Dhanka maayirka Caasimadda iyo shirgudoonka Wakiiladda u dhaxeeyo.

Guddomiye faysal Cali waraabe ayaa ku adkaysanaya in maayirka Caasimadda la siiyo xisbigiisa madame uu Waddani u ogolyahay Guddomiyaha wakiiladda.

Wixii warar ka soo kordha la soco oo isha ku hay Somalilandtoday.com

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top