Connect with us

somalilandtoday.com

“16 Sanno Ayaa Ka Soo Wareegtay Sheekadu Sheekadii Berigii Ayay U Eegtahay…” Daahir Riyaale oo Wax Laga Weydiiyey Isbahaysiga Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Ku Dhawaaqeen

focus

Madaxweynihii hore ee Somaliland Md Daahir Riyaale Kaahin oo wax laga weydiiyey Isbahaysiga Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ku dhawaaqeen ayaa ku jawaabay;

“Xisbiyadu wey is bahaysan karaan, 16 sano ayaa ka soo wareegtay sheekadu sheekadii berigii ayay u eegtahay, waan sugaynaa halkay biyo fadhiisato iyo siday uga midho dhaliyaan isbahaysigooda.”

Jawiga maanta waxa uu ku lamaaneeyey 16-sano ka hor markii xukuumadiisii ay mucaaridkii xiligaasi Kulmiye iyo Ucid isbahaysi u samaysteen, waxaanu su’aal galiyey sida ay uga jibo keenaan damacooda.

Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top