Connect with us

somalilandtoday.com

Isbahaysiga Xisbiyadda UCID Iyo WADDANI Oo Saaka Kulankoodii Ugu Horreeyay Ku Yeeshay Hargeysa+SAWIRRO

News

Saaka waxaa kulankii ugu horeeyey iskugu yimid Isbahaysiga Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo WADDANI .

Kulanka waxaa ka soo qeybgalay, Guddida Iskaashiga labada Xisbi, Hoggaanka Labada Xisbi Mucaarad , Xubnaha Xildhibnada Golaha Wakiilada ee Gobolka Maroodijeex iyo Golayaasha Deegaanka ee Degmada Hargeysa.

More in News

To Top