Connect with us

somalilandtoday.com

“Orgigii Muuse U Rarnaa Waxa Helay..” Buurmadow

focus

“Orgigii Muuse U Rarnaa Waxa Helay..” Buurmadow

“Orgigii Muuse U Rarnaa Waxa Helay..” Buurmadow

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa ka hadlay guuldarrada Xisbiga Kulmiye ka soo gaadhay doorashooyinka dalka ka qabsoomay islamarkaana bogaadiyay Xisbiyada mucaaradka ee UCID iyo Waddani.

Waxaan hambal yaynayaa shacabka soomaliland guusha doorashada awgeed
Waxaan sigaara uhanbalyaynayaa. Labada xisbi ee ucid iyo wadani oo guulwayn kasoo hooyey
Doorashadii inoo qabsoontay
Markii daraawiishtii jabtay ninbaa gabyey oo yidhi
Daaduunka seyid maxamed qabo
Waan kudiirsadaye
Baldayaay wadaadkii waakaa siidabayshadaye
Alaylehe orgigii cali guray sheegay ee muuse
Urarnaa jiilaal xunbaa helay

More in focus

To Top