Connect with us

somalilandtoday.com

“Cabdirisaaq Khaliif Baan taageeraya…” Boqor Buurmadow Hambalyeeyay Beeshiisa, Xisbiyada mucaaridka Ahna Ugu Baaqay Inay Shirguddoonka Geeyaan Cid U Qalanta.

focus

(SLT-Hargeysa)-Boqor Osman Buurmadow ayaa hambalyeeyay doorashada ka qabsoontay Somaliland iyo doorka beeshiisu ka qaadatay. Waxa uu xisbiyada mucaaridka ugu baaqay inay shirguddoonka geeyaan cid u qalanta.

Qoraal uu bartiisa Facebook ku baahiyay ayaa u dhignaa sidan:

Waxaan sikal iyo laab ah u hambalyaynayaa dhamaan bulshada soomaaliland guusha iyo nabadgelyada soomaaliland ee doorashada labada gole waxaan sigaar ah ugu hambalyaynayaa beelaha habarjeclo oo guul kasoo hooyey doorashadii dalka kaqabsoontay.

Waxaa lagaadhay wakhtigii hogaanka baarlamaanka lagu hubsanlahaa Cid uqalanta
Hogaaminta golaha labada xisbi mucaarad
Waa inay umidoobaan dhisida hogaan
Adag waxaan si aan gabasho lahayn utaageerayaa cabdirisaaq khaliif axmed doodir
Kuxigeenka waxaan ku talin lahaa inlasiiyo
Xisbiga ucid guulbaan urajaynayaa soomaliland

More in focus

To Top