Connect with us

somalilandtoday.com

Dib U Milicso Natiijadda Doorashada Golaha Deegaanka Ee Sannadkii 2012 Iyo Qaabkii Ay U Kala Heleen Ururadii Tartamayay

focus

Dib U Milicso Natiijadda Doorashada Golaha Deegaanka Ee Sannadkii 2012 Iyo Qaabkii Ay U Kala Heleen Ururadii Tartamayay

Dib U Milicso Natiijadda Doorashada Golaha Deegaanka Ee Sannadkii 2012 Iyo Qaabkii Ay U Kala Heleen Ururadii Tartamayay

Waxaanu halkan idinku soo gudbinaynaa natiijadda doorashadii golaha deegaanka ee sannadkii 2012-ka iyo qaabkii ay u kala heleen ururadii tartamayay

Degmada Ceel Afweyne

Kulmiye – 8 Xidhibaan

Wadani – 3 Xildhibaan

Rays –  3 Xildhibaan

Dalsan  – 1 Xildhibaan

Ummada -1 Xildhibaan

UCID – 1 Xildhibaan

Xaqsoor – 0

Degmada Sheekh

Kulmiye – 4 Xildhibaan

Wadani – 4 Xildhibaan

UCID – 3 Xidhibaan

Dalsan – 1 Xildhibaan

Xaqsoor – 1 Xildhibaan

Ummada – 0

Rays – 0

Degmada Baki

Kulmiye – 4 Xildhibaan

Wadani – 3 Xildhibaan

Ummada – 2 Xildhibaan

Dalsan – 1 Xildhibaan

Xaqsoor – 1 Xildhibaan

Rays – 0

UCID – 0

Degmada Saylac

Kulmiye – 6 Xildhibaan

Wadani – 4 Xildhibaan

Xaqsoor – 3 Xildhibaan

UCID – 1 Xildhibaan

Dalsan – 1 Xildhibaan

Ummada – 1 Xildhibaan

Rays – 0

Degmada Beligubadle ayaa waxa ka codeeyay 17043 qof, waxaanay xisbiyadu u kala heleen sidan soo socota, iyadoo urur siyaaasadeedka Xaqsoor sidii la filayey uu ka galay kaalinta koobaad.

Kaalinta 1aad – Xaqsoor wuxuu helay 9161 cod  wuxuu helay 7 xildhibaan.

Kaalinta 2aad – Kulmiye wuxuu helay 2826  cod waxaanu sidaas ku helay 2 xildhibaan.

Kaalinta 3aad – Wadani wuxuu helay 2519 cod waxaanu sidaas ku helay 2 xildhibaan

Kaalinta 4aad –  UCID wuxuu helay 961 cod waxaanu helay 1 xildhibaan

Kaalinta 5aad –  Dalsan wuxuu helay 766 cod waxaanu helay 1 xildhibaan

Kaalinta 6aad –  Ummada wuxuu 567 cod

Kaalinta 7aad – Rays oo helay 69 cod

Degmada Oodweyne waxa kaalinta koobaad ka galay ururka Ummada, waxaana codadka loo kala helay sidan:

Kaalinta 1aad – Ummada 7 xildhibaan

Kaalinta 2aad – Wadan 6 xildhibaan

Kaalinta 3aad – Ucid 2 xildhibaan

Kaalinta 4aad – Kulmiye 1 xildhibaan

Kaalinta 5aad – Xaqsoor 1- xildhibaan

Degmada Lughaya  ayaa waxa ka codeeyay 10386, waxaan kaalinta kobaad galay xisbiga Kulmiye, waxaanan codadka loo kala helay sidan:

Kaalinta 1aad – Kulmiye – 6 xildhibaan

Kaalinta 2aad – Xaqsoor – 3 Xildhibaan

Kaalinta 3aad –   UCID  – 2 Xildhibaan

Kaalinta 4aad –  Wadani – 2 Xildhibaan

Sida ururaddu u kala heleena degmada Hargeysa

KULMIYE

Hanad Xaashi Axmed Caydiid 5474

C/raxmaan Maxamuud Caydiid Cabdi (SOLTELCO) 4455

Cismaan Xasan Faarax Shiil (Waxar) 4151

Eng. Yuusuf Warsame Siciid 3793

Cabdi Siyaad Muxumed Giirre 3625

Axmed Daahir Axmed Magan 3484

Cabdi Cali Yuusuf Liibaan 3265

UCID

Maxamed Aw Adan Wayrax Geelle 4477

Khadar Ibraahim Axmed 3544

Cabdicasiis Maxamed Xaashi 3003

Maxamed Cabdi Adan Yuusuf 2266

WADDANI

Maxamed Warsame Caalin Timacadde 5315

C/qani Yuusuf Cabdillaahi Ina Macalin 2969

C/laahi Cali Adan Yuusuf (Cabbaas) 2902

C/risaaq Faarax Xassan (Qawdhan) 2621

XAQSOOR

Saleebaan Daahir Cabdillaahi Raagsane 4558

C/laahi Aw Adan Maxamed Cawil 2899

C/laahi Siciid Faarax Diiriye 2719

Deeq Ducaale Cismaan Guuleed 2364

Rays

Khadar Xuseen Cali Ismaaciil 1877

Dalsan

C/casiis Adan Habane 3589

Fu’aad Saxardiid Caabi 2499

UMADDA

Cali Axmed Haybe Nuur 3786

khaalid cabdi cawad abyan 2949

mustafe cismaan daahir 2861.

Sida ururaddu u kala heleena degmada Burco

KULMIYE                             42,561  COD   oo u dhiganta 7 Kursi

WADANI                              29,633  COD oo u dhiganta 5 Kursi

RAYS                                     24,685  COD oo u dhiganta 4 Kursi

UMADA                               18,458  COD oo u dhiganta 3 Kursi

UCID                                      7,587   COD  oo u dhiganta 1 Kursi

XAQSOOR                           4,212   COD  oo u dhiganta  1 Kursi

iyo Urursiyaasadeedka DALSAN oo aan wax xildhibaano ama kuraas ah ka helin degmada Burco.

Xildhibaanada u soo baxay golaha deegaanka Degmada Burco ayaa iyaguna kala ah:

1.       Xildhibaan NUUX MAXMED XUSEEN ADAN                                      oo helay   5915 cod

2.       Xildhibaan C/RASHIID FAARAX CALI GACANLOW                            oo helay   5474 cod

3.       Xildhibaan AXMED MAXAMED CALI  AFYARE                                   oo helay   5140 cod

4.       Xildhibaan  IBRAAHIN JAAMAC BASAALE GABOOBE                      oo helay   4581 cod

5.       Xildhibaan C/RAXMAN XASAN NUUR IBRAHIN (C/Laki)               oo helay   4360  cod

6.       Xildhibaan MAXAMUD AXMED XASAN (DHEGOLAB)                     oo helay   4354 cod

7.       Xildhibaan MUBARIK YUSUF CILMI DUCALE (BIDHA)                     oo helay   4292 cod

8.       Xildhibaan MUXUMED XASAN JAAMAC MIXILLE(XODAY)            oo helay   4197 cod

9.       Xildhibaan KHADAR NUUX SICIID DIIRIYE                                          oo helay   3483 cod

10.   Xildhibaan SICIID AXMED MAXAMED RAAGE                                   oo helay   3440 cod

11.   Xildhibaan MAXAMED AXMED MAXAMUD XASAN(DIIGOL)        oo helay   3316 cod

12.   Xildhibaan AXMED CABDI DHINBIIL  CABDI                                        oo helay   3195 cod

13.   Xildhibaan C/RISAAQ XUSEN  OBSIYE (SHINE FALLIIDH)                 oo helay  3081 cod

14.   Xildhibaan MAXMED YUSUF CABDI BURALE(MURAAD)                 oo helay  2838 cod

15.   Xildhibaan C/KARIN MAXAMUD C/LAAHI SHIRE                              oo helay   2720 cod

16.   Xildhibaan C/RISAAQ MAXMUD JAMAC DABAY(C/ Aar)                 oo helay   2541 cod

17.   Xildhibaan FARXAN CABDI AW XIRSI  DUCALE                                    oo helay   2364 cod

18.   Xildhibaan C/RISAAQ  XUSEEN FAARAX JANAALE                             oo helay   2178 cod

19.   Xildhibaan MAXMED ADAN X.CALI TUURTUUR                                  oo helay   2134 cod

20.   Xildhibaan XIRSI JAAMAC CABDI CAYNASHE                                       oo helay   2087 cod

21.   Xildhibaan KAYSE CABDI RAAGE CALI                                                     oo helay   1479 cod

KULMIYE         244,795 30.19    99

WADDANI        163,789 20.20    68

UCID    105,105 12.96    40

Umadda            94,689  11.68    37

Rays    83,596  10.31    32

Xaqsoor            74,204  9.15      31

Dalsan  44,680  5.51      16

Total     810,858 100.00  323

More in focus

To Top