Connect with us

somalilandtoday.com

Natiijadii Ugu Horraysay Ee Doorashada Oo Lagu Dhawaaqay

focus

Natiijadii Ugu Horraysay Ee Doorashada Oo Lagu Dhawaaqay

Natiijadii Ugu Horraysay Ee Doorashada Oo Lagu Dhawaaqay

Golaha Deegaanka Degmada Gar-adag ee gobolka Sanaag ayaa goordhawayd lagu dhawaaqay Axmed Maxamed Faahiye, guddoomiyaha Guddida Doorashada ee degmada.

Sidoo kale degmada Lughaya ayaa lagu dhawaaqay

Sagaal xubnood ayay ka kooban yihiin waxa loo kala helay.

4 Kulmiye ah
3 Waddani ah
2 UCID ah.

Degmooyinka kale ee Somaliland ayaa la filayaa in iyana warwalba tii dhammaata lagu dhawaaqo.

N.B : marwalba natiijadani waa hordhac.

More in focus

To Top