Connect with us

somalilandtoday.com

JABUUTI Oo Itoobiya U Gacan-gelisay 3 Nin Oo Ka Tirsan Ururka TPLF

focus

JABUUTI Oo Itoobiya U Gacan-gelisay 3 Nin Oo Ka Tirsan Ururka TPLF

JABUUTI Oo Itoobiya U Gacan-gelisay 3 Nin Oo Ka Tirsan Ururka TPLF

(SLT-Addis Ababa)-Dawladda Jabuuti ayaa Itoobiya u gacan-gelisay 3 nin ‘oo ka tirsan Ururka Xoreynta Tigray ee TPLF

Itoobiya waxa ay sheegtay in raggan oo xalay fiidkii  laga dejiyay Addis Ababa ay ahaayeen kuwo aad loogu baahnaa.

Magacyada ragga la qabtay:

Habtom Gebresellaase

Masalle Tammane

Maxamed Barihu Nuur.

Waxa lagu eedeeyay in ay ahaayeen argagixiso qayb ka ah weerarkii lagu qaaday saldhigga Waqooyi ee ciidanka Itoobiya, bishii November.

More in focus

To Top