Connect with us

somalilandtoday.com

Sacuudiga Oo Soo Rogay Amar Hor Leh Oo XAJKA Ku Saabsan

focus

Sacuudiga Oo Soo Rogay Amar Hor Leh Oo XAJKA Ku Saabsan

Sacuudiga Oo Soo Rogay Amar Hor Leh Oo XAJKA Ku Saabsan

Boqortooyada Sacuudiga ayaa soo rogtay amar hor leh oo ku saabsan Xajka sanadkan 2021-ka. Waxay sheegtay in 60,000 oo qof oo keliya loo oggolaan doono inay ka qeyb galaan Xajka sanadkan.

Dadka doonaya inay xajiyaan ayaa qasab looga dhigay inay qaataan tallaalka looga hortagayo xanuunka Coronavirus iyadoo dhanka kalena la xaddiday da’da. Si aan wax badan uga ogaanno shuruudaha Xajka sanadkan ee ay soo rogtay boqortooyada Sacuudiga

More in focus

To Top