Connect with us

somalilandtoday.com

Guddoomiye Cirro Iyo Weftiga Uu Hoggaaminayo Oo Kulan La Yeeshay Musharraxiinta Golaha Deegaanka Laascaanood.

focus

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Cirro iyo weftiga uu hoggaaminayo ayaa kulan la yeeshay Musharraxiinta Golaha Deegaanka Degmada Laascaanood.

Madaxda Xisbiga iyo Musharraxiinta ayaa iska xog waraystay hawlaha doorashooyinka foodda inagu soo haya iyo dardar gelinta ololaha doorashada oo dhawaan bilaamaya.

More in focus

To Top