Connect with us

somalilandtoday.com

Xisbiga WADDANI Oo Guddoomiyayaal Gobol Ugu Baaqay Wareejinta Xilalka Ay Hayaan

focus

Xisbiga WADDANI Oo Guddoomiyayaal Gobol Ugu Baaqay Wareejinta Xilalka Ay Hayaan

Xisbiga WADDANI Oo Guddoomiyayaal Gobol Ugu Baaqay Wareejinta Xilalka Ay Hayaan

Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI mudane Khadar Xuseen Cabdi, ayaa soo saaray wareegto ku aaddan in guddoomiyeyaasha xisbiga ee gobollada Saaxil, Togdheer iyo Sool si kumeel-gaadha xilka u wareejiyaan.

Halkan hoose ka akhriso:

More in focus

To Top