Connect with us

somalilandtoday.com

Ururka Xamaas Oo Gantaallo Ku Garaacay Magaalada Yuhuudda Ee Talaabiid.

focus

Ururka Xamaas Oo Gantaallo Ku Garaacay Magaalada Yuhuudda Ee Talaabiid.

Ururka Xamaas Oo Gantaallo Ku Garaacay Magaalada Yuhuudda Ee Talaabiid.

(SLT-Hargeysa)-Ururka Xamaas ayaa Gantaallo isdaba jooga ku garaacay magaalada Yuhuudda ee Talaabiid.

Sawirro la soo qaaday ayaa muujinaya colac iyo qiiq ka baxaya goobaha Gantaalladu ku dhaceen.

Dhimasho iyo dhaawac Yuhuudda ah ayaa jira, dhinaca kale Diyaaradaha Israa’iil ayaa sii wada duqaynta dhulka Falastiin.

Waddamo Turkigu ku jiro ayaa canbaareeyay weerarka Yuhuuddu ku qaaday shacabka Falastiin.

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top