Connect with us

somalilandtoday.com

Guddoomiyaha Dagmada Balli-dhiig Oo Ka Hadlay Roobabkii Gu’aga Oo Ku Cartay Degmada Balli-Dhiig.

focus

Guddoomiyaha Dagmada Balli-dhiig Oo Ka Hadlay Roobabkii Gu’aga Oo Ku Cartay Degmada Balli-Dhiig.

Guddoomiyaha Dagmada Balli-dhiig Oo Ka Hadlay Roobabkii Gu’aga Oo Ku Cartay Degmada Balli-Dhiig.

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha dagmada Balli-dhiig Cali Faarax Cali ayaa ka warramay roobabkii gu’aga oo ku cartay degmada Balli-dhiig.

Guddoomiye Cali Faarax Cali ayaa sheegay in dhammaan tuulooyinka hoos yimaada degmada Balli-dhiig uu ka da’ay roobkii gu’gu, iyada oo aanay jirin wax khasaare ah abaartiina uu Alle ka soo jabiyay bulshada ku nool degmada Balli-dhiig.

Dagmada Balli-dhiig oo ka tirsan gobolka Togdheer ayaa waxa ay ka mid ahayd deegaanadii abaartu sida weyn u saamaysay, iyada oo ay saamayn xun ku yeelatay dadka iyo xoolahaba.

More in focus

To Top