Connect with us

somalilandtoday.com

Cabdirashiid Axmed Guuleed Oo Ka Mid Ahaa Musharrixiinta Doorashada Golaha Wakiillada Somaliland Oo Maanta Ku Geeriyooday Hargeysa.

focus

(SLT-Hargeysa)-Cabdirashiid Axmed Guuleed oo ka mid ahaa musharrixiinta doorashada Golaha Wakiillada Somaliland ee xisbiga UCID ayaa maanta geeriyooday.

Murrashax Cabdirashiid Axmed Guuleed ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Murrashax Cabdirashiid Axmed Guuleed ayaa hore u soo noqday agaasimihii guud ee wasaaradda ganacsiga iyo warshada Somaliland

More in focus

To Top