Connect with us

somalilandtoday.com

Fanaanka Cawaale Aadan Oo Lagu Xidhay Jabuuti

focus

Fanaanka Cawaale Aadan Oo Lagu Xidhay Jabuuti

Fanaanka Cawaale Aadan Oo Lagu Xidhay Jabuuti

Fanaanka Caanka ah ee Cawaale Aadan ayaa la sheegay In Lagu xidhay Magaaladda Djabouti, Ka dib Markii Uu Ka Hor Yimid In Marti Qaad Loo Fidiyo Fanaaniinta Sharma Boy oo si Weyn Uga Dhex Muuqday Ololaha Doorashadii Madaxtinimada Dalkaasi Ka Dhacday Dhawaan.

Warkan Oo Lagu Baahiyay Telefishanka Somali American ayaa Intaas Ku Daraya In Cawaale Uu Ku Xidhan Yahay Xerada Ciidamada Jamhuurka ee Dalkaasi.

Cawaale Aadan Waxa uu hore Uga soo Horjeeday Dawladda Djabouti, Hasayeeshee waxa ay U Muuqatay In La Iska Laab Xaadhay, Waxaanu Djabouti Joogay In Door ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Waraysigaas

More in focus

To Top