Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweynihii Dalka Chad Oo La Dilay

focus

Madaxweynihii Dalka Chad Oo La Dilay

Madaxweynihii Dalka Chad Oo La Dilay

(SLT-Chad)-Madaxweynihii dalka Chad Idriss Deby ayaa la dilay isaga oo ku jira furinta hore ee dagaal ay dowladda kula jirto kooxaha mucaaradka, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan ciidammada

Madaxweyne Idriss Deby ayaa Isniintii la soo dhaafay markii lixaad ku guuleystay doorashada madaxweynaha ee dalkaas ka dhacday, taasi oo ay mas’uuliyiinta ay sheegeen inuu helay 79% codadka.

Ciidammada dowladda ayaa sheegay in Deby lagu dilay dagaal ka socda waqooyiga dalkaas.

Madaxweyne Deby ayaa ahaa 68 jir, wuxuuna dalka Chad hoggaaminayey tan iyo 1990-kii.

More in focus

To Top